Xildhibaan Mahad Salaad oo Dowladaha Carbeed ee Somalia Cawiya Ka raali galiyay Hadalkii Wasiir Dubbe.

0
Sunday February 21, 2021 - 14:13:36 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2059
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Mahad Salaad oo Dowladaha Carbeed ee Somalia Cawiya Ka raali galiyay Hadalkii Wasiir Dubbe.

    Xildhibaan Mahad Salaad oo kamida Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ayaa kahadlay hadal uu maanta uu sheegay Wasiirka warfaafinta ee Dowlada waqtigeedu dhamaaday kaas oo ahaay in Dowlada imaaraadka carabta ay somalia larabto sida Dowladaha carbeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamida Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ayaa kahadlay hadal uu maanta uu sheegay Wasiirka warfaafinta ee Dowlada waqtigeedu dhamaaday kaas oo ahaay in Dowlada imaaraadka carabta ay somalia larabto sida Dowladaha carbeed ee iminka uu kasocdo Dagaalada Sokeeye

Mahad salaad ayaa Dowlad Imaaraadka iyo Dowlaha kale carabta raali galin ka siiyay hadalka kasoo yeeray Wasiir Dube

 

Dowlada qadar oo aheyd Dowladii Farmaajo hubka uu shacabka somaliyeed ku gumaadaayo siisay ayaa shalay war ay soo saartay ku sheegtay in xaalka wadanka ladajiyo taasi oo shaki badan galin karto in Farmaajo taageeradii qadar iminka ay wiiqday

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...