CC Warsame oo ka dhaartay in uusan la kulmeeynin QoorQoor Iyo Guudlaawe oo Daba Dhilif u ah Farmaajo

0
Sunday February 21, 2021 - 15:18:13 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2634
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CC Warsame oo ka dhaartay in uusan la kulmeeynin QoorQoor Iyo Guudlaawe oo Daba Dhilif u ah Farmaajo

    Hogaamiyaha Xisbiga wadajir ahna musharax madaxweyne Cabdirahman Cabdi Shakuur Warsame oo kahadlay qoor qoor iyo Guudlaawe oo ah madaxweynayaasha Hirshabeele iyo Galmudug kuwaas oo xalay Guryahooda ku booqday qaar kamida musharixiinta Mucaaradka ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha Xisbiga wadajir ahna musharax madaxweyne Cabdirahman Cabdi Shakuur Warsame oo kahadlay qoor qoor iyo Guudlaawe oo ah madaxweynayaasha Hirshabeele iyo Galmudug kuwaas oo xalay Guryahooda ku booqday qaar kamida musharixiinta Mucaaradka ah

Cabdirahman Cabdi shakuur ayaa sheegay in ay xaaraan tahay in lala kulmo QoorQoor iyo Guudlaawe iyaga oo aan cadeyn mooqifka ay ka taagan yihiin Dadkii shacabka ahay iyaga oo sinabad ah ku banaan baxaya Farmaajo amar ku bixiyay in laqaarijiyo

 

Hogaamiyaha Xisbiga wadajir ayaa diiday in uu qaabilo Qoor qoor iyo Guudlaawe maadaama ay dabo dhilif uyihiin Farmaajo iyo Fahad yaasiin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...