Maleeshiyo Beeleed u dhashay Beesha Cayr oo Isbaaro Dhigtay Matabaan Kadib markii Axmed QoorQoor uu Faraha kala bixi waayay Degamadaaasi.

0
Monday February 22, 2021 - 15:09:48 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleeshiyo Beeleed u dhashay Beesha Cayr oo Isbaaro Dhigtay Matabaan Kadib markii Axmed QoorQoor uu Faraha kala bixi waayay Degamadaaasi.

    Wararka ka imaanaya Degmada Matabaan ee Gobalka hiiraan ayaa sheegaya in Duleedka Matabaan maleeshiyo Beeleed Deegaanka ah ay halkaas ay dhigteen ilaa afar jidgooyo oo ay lacag uga qaadayaan Baabuurta ku safreysa Wadada xariirisada Galmudug iyo Hirsh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Degmada Matabaan ee Gobalka hiiraan ayaa sheegaya in Duleedka Matabaan maleeshiyo Beeleed Deegaanka ah ay halkaas ay dhigteen ilaa afar jidgooyo oo ay lacag uga qaadayaan Baabuurta ku safreysa Wadada xariirisada Galmudug iyo Hirshabeele

Dadka Deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in Maleeshiyo Beeleed kasoo horjeeda Axmed Qoor qoor ay saakay isbaarooyin dhigteen Duleedka matabaan

Axmed Qoor qoor ayaa Isbaaro Sharci daro ah utaal Matabaan oo katirsan Hirshabeele waana sababta keentay in Dadka Deegaankana ay iyagana isbaaro dhigtaan

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...