Midowga Musharrixiinta ayaa iclaamiyey Bannaan-bax kale oo Muqdisho ka dhaca maalinta jimcada
Midowga musharixiinta ayaa maanta sheegay in maalinta jimcaha oo 26 february ku beegan in Magaalada Muqdisho ay ku qaban doonaan banaanbax kadhan ah Kaligii taliye Farmaajo
Gudoomiye midowga musharixiinta Shariif Shiikh Axmed ayaa Shacabka Reer Muqdisho ugu baaqay in Maalinta jimcaha Dalka jirka daahsoon ay iskugu yimaadaan si umuujiyaan in aysan raali ka aheyn in Dalkaan sii hogaamiye kaligii taliye Farmaajo
Farmaajo ayaa iminka wajaha cadaadis uga imaanaya Gudaha iyo dibada taas oo ku qasbeysa in uu Dalka iskaga cararo