Midowga musharaxiinta Somalia oo ku hanjabay mar kale iney qabanayaan dibad bax ballaaran.

0
Wednesday February 24, 2021 - 15:52:01 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1892
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga musharaxiinta Somalia oo ku hanjabay mar kale iney qabanayaan dibad bax ballaaran.

    Midowga musharixinta oo warbaahin lahadlay ayaa sheegay in aysan waxba iska badalin Banaan bixii ay iclaamiyeen kaas oo dhacaya 26 Febuery oo ku beegan maalinta Jimcaha ee soo socota

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Midowga musharixinta oo warbaahin lahadlay ayaa sheegay in aysan waxba iska badalin Banaan bixii ay iclaamiyeen kaas oo dhacaya 26 Febuery oo ku beegan maalinta Jimcaha ee soo socota

 

Musharixiinta ayaa Shacabka muqdisho uga baaqay in ay soo baxaan jimcaha si ay Fikirkooda si nabad ah ku muujiyaan

 

Saacado kahor ayaa waxaa Burburay Dadaalo lagu doonayay in laiskugu soo dhaweeyo Musharixiinta iyo kooxda waqtigooda dhamaaday ee Dagan Villa Somalia

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...