Beelaha Saleebaan Iyo Cayr oo ku dagaalamay maantay Deegaanno hoostaga Gadoon oo katirsan Galgaduud

0
Saturday February 27, 2021 - 13:23:43 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2583
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beelaha Saleebaan Iyo Cayr oo ku dagaalamay maantay Deegaanno hoostaga Gadoon oo katirsan Galgaduud

    Wararka imaanaaya Deegaanka Gaaragoyle oo 15km ujirta Degmada Gadoon ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaas saakay kadhacay Dagaal qasaaro kala duwan Geeystay kaas oo udhaxeeyay Beelaha Saleebaan iyo Cayr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka imaanaaya Deegaanka Gaaragoyle oo 15km ujirta Degmada Gadoon ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaas saakay kadhacay Dagaal qasaaro kala duwan Geeystay kaas oo udhaxeeyay Beelaha Saleebaan iyo Cayr

 

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Beesha saleebaan weerar ku qaaday Deegaanka Gaaragoyle oo ay kusugnaayeen Beesha ceyr

 

Axmed qoor qoor ayaa tan iyo markii xoog looga dhigay madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa batay dhul balaarsiga Beeshiisa ay kuwado Gobalka Galgaduud gaar ahaan Deegaanada Beesha Ceyr

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...