Midawga Musharaxiinta oo Madaxda Maamul Goboleedyada Ugu Baqay in aysan aqbalin Shirka Farmaajo Isugu yeeray
Hogaamiyaasha Mucaaradka Somalia oo maanta shir kuyeeshay Magaalada Muqdisho ayaa war kasoo saaray War xalay kasoo baxay madaxtooyada Somalia kaas oo ah in Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Dowlada dhexe shirka iskugu yimaadaan 4march
Cabdirahmaan Cabdi shakuur warsame hogaamiyaha Xisbiga wadajir oo kuhadlayay Afka Magaca musharixiinta mucaaradka ah ayaa sheegay in Farmaajo uu carqaladeynaayo Hishiiskii shalay wada gaareen Mucaaradka iyo Raiisal wasaare Rooble
Farmaajo ayaa u muuqdo in uusan ku faraxsaneen hishiiska Xukuumada Rooble iyo Mucaaradka waana sababta uu shir ugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedyada
Midowga musharaxiinta ayaa ugu baaqay Dowlad Goboleedyada in aysan aqbalin baaqa farmaajo