Maleeshiyaad u dhashay beesha Ceyr oo Gaadiid ka dhacay ganacsato Gaaljecel

0
Thursday April 01, 2021 - 13:48:34 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1698
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleeshiyaad u dhashay beesha Ceyr oo Gaadiid ka dhacay ganacsato Gaaljecel

    Waagacusub.com - Wararka ka imaanaaya Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in wadada xariirisa Matabaan iyo Baladweyne uu ka dhacay Afduub kaas oo loo geystay Baabuureey wadada ku safreysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Wararka ka imaanaaya Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in wadada xariirisa Matabaan iyo Baladweyne uu ka dhacay Afduub kaas oo loo geystay Baabuureey wadada ku safreysay maleeshiyada afduubka geesatay ayaa kasoo jeeda Beesha Ceyr halka labada nin ee la-afduubtay  ay kasoo jeedaan Galbeedka Magaalada Baladweyne gaar ahaan Beesha Gaaljacel, labada nin ee la afduubtay oo ah Baabuureey ayaa lageeyay Xaduudka  Soomaaliya& Ethobia ay Wadaagaan

Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku soo laab laabtay afduubyada badan kaas oo loo geysanaayo Baabuurta iyo wadayaashooda

Matabaan waxa ay Isbaaro u taal Axmed Qoor Qoor wuxuuna dayacay Amniga Matabaan
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...