Markab ku Caariyay dekadda Boosaaso
Markab u rarnaay ganacsato Somalia oo siday Sibir ama Shamiito ayaa ku caariyay dekadda Magaaladda Boosaaso sida goobjogayaal u xaqiijiyeen Waagacusub.com
Goob joogayaal ayaa sheegay in Markabkan shalay laga saaray dekeda si u soo xirto markab kale oo Xoolo qaadi lahaa, markii ay dhamaatay shaqadasna saaka laysku dayay in Markabkii Shamiitada lasoo galiyo, balse uu caariyey.
Waxaa socda Dadaalo lagu badbaadinayo, Dekedana DP WORLD ayaa lagu wareejiyey sannado ka hor, waxaana 2dii sanno ee u dambeysay xirmay dhamaan marinada muhiimka ahaa ee Maraakiibtu kasoo xiran lahaayeen.
Markab ku Caariyay dekadda Boosaaso
Markab u rarnaay ganacsato Somalia oo siday Sibir ama Shamiito ayaa ku caariyay dekadda Magaaladda Boosaaso sida goobjogayaal u xaqiijiyeen Waagacusub.com