12 Sano Kadib Alshabaab oo Cadaadis Xoogan Ku haya Bulshada Guriceel Kunool

0
Friday April 02, 2021 - 21:10:13 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    12 Sano Kadib Alshabaab oo Cadaadis Xoogan Ku haya Bulshada Guriceel Kunool

    Kooxda Alshabaab ayaa awaamiir cusub kusoo rogtay Bulshada kunool Degmada Guriceel gaar ahaan Ganacsatada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Alshabaab ayaa awaamiir cusub kusoo rogtay Bulshada kunool Degmada Guriceel gaar ahaan Ganacsatada.
Alshabaab ayaa sheegay in Maxkamad ismaaliya kahir galiyeen tuulooyinka udhaxeeya Guriceel iyo Ceelbuur qofka dacwo dhul iyo Dacwo kale oo caadiya maxkamada usoo gudbin karaan

Guriceel waxa ay kamid ahayd  Deegaanadii Alshabaab sida weyn Bulshada Deegaankaasi ula dirireen mudo laga joogo 12 sano

Axmed Qoor qoor ayaa canshuur ka qaada ganacsata Guriceel waxaana ulabeysa Canshuurta ay ka qaaadaan alshabaab;
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...