Dagaal u Dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidanka Dowladda ayaa Wuxu kasocdaa Ceeldheere oo Guriceel iyo Dhuusamareb u Dhaxeeya

0
Saturday April 03, 2021 - 11:05:13 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 996
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal u Dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidanka Dowladda ayaa Wuxu kasocdaa Ceeldheere oo Guriceel iyo Dhuusamareb u Dhaxeeya

    Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka ka fuliyeen goordhow Deegaanka Sinadhaqo oo dhanka Koonfureed kaga beegan Magaalada Dhuusamareeb.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka ka fuliyeen goordhow Deegaanka Sinadhaqo oo dhanka Koonfureed kaga beegan Magaalada Dhuusamareeb.
Howl-galka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu dilay xubno sar sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab, sida ay shaaciyeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya, iyadoo Deegaankan oo ay Kooxda Alshabaab kasoo abaabuli jirtay weerarada dhaba-galka ah looga qabsadey fariisimihii ay daganaayeen oo ay isaga carareen.

Taliyaha guutada 15-aad, qaybta 21-aad ciidanka Xoogga dalka Gen: Mascuud Maxamed Warsame oo la hadlay warbaahibta ayaa tilmaamay inay dileen xubno Alshabaab ka tirsan oo ay meydadkood yaalaan halka dagaalku ka dhacey, haatana ay wadaan tirakoobka qasaaraha rasmiga ah

Loading...

Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka Al-Shabaab oo ku aadan howl-galkaasi ka dhacay deegaanka Sinadhaqo ee Gobolka Galgaduud.

Muddooyinkii dambe ciidamada Dowlada ayaa howl-gallo ballaaran ka waday Deegaanada koonfureed ee Magaalada Dhuusamareeb, gaar ahaan meelaha ay weerarada kasoo abaabulaan Al-Shabaab.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...