Dhuusamareb Oo Ciidamo Dowladda Katirsan Isku rasaaseeyeen.

0
Saturday April 03, 2021 - 13:29:20 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1040
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhuusamareb Oo Ciidamo Dowladda Katirsan Isku rasaaseeyeen.

    Ciidamo kawada katirsan Guutada Gorgor ee xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa israsaaseeyn waxay kudhex martay Bartamaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo kawada katirsan Guutada Gorgor ee xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa israsaaseeyn waxay kudhex martay Bartamaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.
Goobjoogayaal ayaa inoo xaqiijiyay aysan jirin wax qasaaraha ah oo kadhashay israsaaseenta dhexmartay askartaan kawada tirsan Guutada Gorgor ee kusugan Magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareen oo Caasimad u ah Maamulka Galmudug ayaa waxaa kusoo badanaya Isku dhaca Ciidamada Dowlada taas oo mararka qaar qasaaro gaarsiisa Dadka Shacabka ah
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...