Hoowlgalo Alshabaab lagula Dagaalamayo oo Ciidamada Dowlada kawadan Deegaano hoosyimada Dhuusamareb

0
Sunday April 04, 2021 - 11:09:34 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 888
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoowlgalo Alshabaab lagula Dagaalamayo oo Ciidamada Dowlada kawadan Deegaano hoosyimada Dhuusamareb

    Deegaanada Miir-dugul, Sina-dhaqo iyo Labi-dulle ayaa Ciidamada Milatariga gaar ahaan Guutada 15aad iyo Ciimada Nabad Sugida waxa ay ka sameeyeen Howlgalo ay kula dagaalamayaan Kooxaha Alshabaab waxa ayna Ciidamadu Gaareen Deegaano hor le oo dhanka K

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deegaanada Miir-dugul, Sina-dhaqo iyo Labi-dulle ayaa Ciidamada Milatariga gaar ahaan Guutada 15aad iyo Ciimada Nabad Sugida waxa ay ka sameeyeen Howlgalo ay kula dagaalamayaan Kooxaha Alshabaab waxa ayna Ciidamadu Gaareen Deegaano hor le oo dhanka Koofur ka xiga Magaalada Dhusamareb.
Ciidamadan ayaa waxaa si Wadajir ah u hogaaminaya Taliyaha Guutada 15aad General Mascuud Maxamed Warsame iyo Taliyaha Nabad-sugida Magaalada Dhusamareb C/shakuur Golongolo Ciidamada ayaana isku balaariyey Meelo fara badan. 

Taliyaasha ayaa sheegay in Howlgalku sii socan doono ilaa Amaanka laga Xaqiijinayo waxaana xusid Mudan in Shalay Deegaanadaas uu Dagaal ku dhexmaray Ciidamada Dowlada iyo Al-Shabaab.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...