Muqdisho:Shirka madaxda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada oo maalintii labaad galay ayaa hadda furmay.

0
Sunday April 04, 2021 - 11:14:46 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:Shirka madaxda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada oo maalintii labaad galay ayaa hadda furmay.

    Madaxda ayaa maanta guda-galaya ka doodista ajandaha iyo cidda ka soo qayb-galaysa shirweynaha doorashada oo marka uu kan hordhaca ah dhammaado, la shaacin doono.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda ayaa maanta guda-galaya ka doodista ajandaha iyo cidda ka soo qayb-galaysa shirweynaha doorashada oo marka uu kan hordhaca ah dhammaado, la shaacin doono.
Ilo shirka ka ag dhow ayaa sheegaya in maanta ay u badan tahay in lays fahmo ama lagu kala tago, maadaama oo waqti badan ay madaxdu joogeen Xamar.

Madaxda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada la aragtida ah ayaa ku adkeysanaya in Geedi socodka doorashada lagu sameeyo Heshiiskii 17-September ee Xamar iyo is afgaradyadii Baydbabo, halka madaxda Puntland iyo Jubbaland ay ku doodayaan in wax layska weydiiyo dhacdadii 19 Febraayo ee Xamar iyo in door la siiyo saamileyda siyaasadda.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...