Maleeshiyaad u dhashay Beesha Cayr oo jidgooyo dhigtay Deegaanka Mareergur oo Dhuusamareb hoostagta

0
Monday April 05, 2021 - 14:23:49 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1395
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleeshiyaad u dhashay Beesha Cayr oo jidgooyo dhigtay Deegaanka Mareergur oo Dhuusamareb hoostagta

    Waagacusub.com - Wararka ka imaanaaya Deegaanka Mareerguur ayaa sheegaya in halkaas meeleeshiyo ka tirsan Beesha Ceyr ay jidgooyo Dhigteen Wadada u dhaxeeysa Dhuusamareeb iyo Cadaado.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Wararka ka imaanaaya Deegaanka Mareerguur ayaa sheegaya in halkaas meeleeshiyo ka tirsan Beesha Ceyr ay jidgooyo Dhigteen Wadada u dhaxeeysa Dhuusamareeb iyo Cadaado.
Dadka degaanka Mareerguur ayaa inoo xaqiijiyay in Beesha Ceyr ay taabacsan yihiin maleeshiyada wadad jaratay iyagoo markaas Axmed Qoor qoor ku eedeeynaya inuu is hortaag ku sameeyay Ceelbiyood laga qodi lahaay Deegaanada ay Jufada Yabardhowrakace ee Beesha Ceyr degto

Qoor Qoor ayaa Beesha Ceyr iskugu daray in dhulkooda uu Saleebaan xoog ku dajiyo iyo in xiligaan abaarta ka jirta Somalia uu u diido in dhulkooda Ceelbiyood laga hirgiliyo.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...