Ra'isulwasaare Rooble oo booqasho ugu tagay Ciidamadii ku dhawacmay dagaalkii Alshabab ku qaadeen Fariisimaha Aw dheegle iyo Bariire

0
Monday April 05, 2021 - 22:53:05 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'isulwasaare Rooble oo booqasho ugu tagay Ciidamadii ku dhawacmay dagaalkii Alshabab ku qaadeen Fariisimaha Aw dheegle iyo Bariire

    Waagacusub.com - Raisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ugu tegey ciidamadii naftood hurayaasha ahaa ee ku dhaawacmay dagaaladii Argagixiaada Nabadiidku ku soo qaadeen saldhigyadii ciidamada Dowlada ku leeyihiin Aw Dheegle iyo Bariire.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Raisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ugu tegey ciidamadii naftood hurayaasha ahaa ee ku dhaawacmay dagaaladii Argagixiaada Nabadiidku ku soo qaadeen saldhigyadii ciidamada Dowlada ku leeyihiin Aw Dheegle iyo Bariire.
Raisal Wasaaraha ayaa u rajeeyey naftood hurayaasha difaaca dalkooda u dhaawacmay in Allah caafiyo oo u booga dhayo. 

Intii uu booqashada ku jirey Raisal Wasaare ROOBLE wuxu ku soo wareegay qaybaha kala duwan ee Isbitaalka. 

Raisal Wasaaruhu wuxu dhaawaca u ballan qaaday in dowladdoodu hiil iyo hooba la garab taagnaan doonto illaa iyo inta ay ka soo bogsoonayaan
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...