[Topnews:-] Liiska Magacyadda Masuuliyiinta la saarayo Cunaqabateynta iyo xayiraadda dhaqaalaha iyo Safarka ?

1
Wednesday April 14, 2021 - 07:42:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 8048
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 3
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Liiska Magacyadda Masuuliyiinta la saarayo Cunaqabateynta iyo xayiraadda dhaqaalaha iyo Safarka ?

    Waagacusub.com - Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska, Midowga Yurub iyo Gollaha Amaanka ayaa ku mashquulsan Magacyadda shaqsiyaad loo aqoonsaday iney yihiin Qaswadayaal [Spoilers] . Shaqsiyaadkaan oo ku eedeeysan iney ku kaceen falal ka baxsan xaquuq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska, Midowga Yurub iyo Gollaha Amaanka ayaa ku mashquulsan Magacyadda shaqsiyaad loo aqoonsaday iney yihiin Qaswadayaal [Spoilers] . Shaqsiyaadkaan oo ku eedeeysan iney ku kaceen falal ka baxsan xaquuqul insaanka, abaabulid Mooshin mudo kordhin sharci daro ah, Askareyn Caruur aan qaangaarin, Caburin shacab, barakicin, jirdil dad aan waxba galabsan, burburinta Qaranimada Somalia, la shaqeeynta Argagixisadda, ku xadgudbid xeerarka Caalamiga sida Xabsi ku heyn sanado qaadatay, bilaa Maxkamad kuwaas oo lagula kacay Siyaasiyiin iyo Suxufiyiin, iyo abaabulid falal xasilooni daro ,waxey ku kala jiraan Group [A] [G-b] iyo [G-c]

Inkastoo diiwaangelinta magacyada shaqsiyaadkaan iyo eedeeymahooda gacanta lagu haayo haddana Waagacusub.com wuxuu helay afar ka mida oo ku jira Group A.


Loading...

HOOS KA AKHRI MAGACYADOODA.


1- Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Madaxweynahii hore ee Somalia.

2- Fahad Yaasiin Xaaji Dahir , ku simaha Taliyaha NISA.

3- Maxamed Mursal, Ku simaha Gudoomiyaha gollaha shacabka Somalia.

4- Mahad Cawad , Ku simaha Gudoomiye ku xigeenka gollaha shacabka.

5-  Jeneral Xijaar , ku simaha Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

6- Cabdiraxman dheere, Ku simaha Wasiiru dowlaha Gaadiidka.

7- Cabdullahi Kulan, Ku simaha Taliye ku xigeenka NISA.

8- Jeneral Odowaa, Ku simaha Taliyaha Ciidanka xooga dalka.

9- Mr Farxaan Qaroole, Ku simaha Taliyaha Ciidanka gaarkaa ee HARAMCAD.

10-  Cumar Filish, Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho.

11- Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, oo sheegta Madaxweynaha Galmudug.

12- Cali Guudlaawe Xuseen oo sheegta Madaxweynaha Hirshabelle.

13- Cabdi Casiis Lafta gareen oo sheegta Madaxweynaha Koofur Galbeed.

14- Maxamed Xuseen Rooble, Ku simaha Ra’isulwasaaraha Xukumadda Somalia.

15- Mahdi Guled , Ku simaha Ra’isulwasaare ku xigeenka Xukumadda.

16- Maxamed Nur [Jamac] Ku simaha Wasiirka Cadaaladda.

17- Cusman Dubbe, Ku simaha Wasiirka Warfaafinta.

18- Cabdishakuur Cali Mire, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia.

19- Dahir Amiin Jesow, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

20- Samra Ibrahim Cumar, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

21 - Maryan Axmed, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

22- Maxamuud Axmed Ciise, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

23- Feysal Cumar Guled, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

24- Caasha Koos Maxamuud, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

25- Canab Xasan Cilmi, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

26- Farxiyo Xasan Adan, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

27- Rabiico Sheekh Nur, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

28- Zahra Cabdiqadir Cusman ,Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

29- Xamza Sheikh Xuseen , Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

30- Amina Cumar Jamac, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

31- Yurub Axmed Raabi,Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

32- Maryan Macalin Isaaq, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

33- Ikran Yusuf Xersi, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

34- Sacdiya Musa Cabdillahi, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

35 - Hani Maxamed Adan, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

36- Biibi Khaliif Maxamed, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

37- Fadumo Ismaaciil Xuseen , Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

38- Cabdullahi Colaad Rooble, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

39- Xaashi Nur Aden, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,

40- Qaasim Maxamed Jamac, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,


Sikastaba ha ahaatee, ugu badnaan 96 Saacadood ayaa la sugayaa inuu soo baxo liiska magacyadaan lagu qoray.

[email protected]

Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...