Ciidanka Farmaajo oo ka baxay Bacaadwayn Mudug.
Waagacusub.com - Ciidamada Farmaajo ka amar qaata ayaa baneeyay Bacaadweyne oo Alshabaab ay dhawr mar dagaal kula galeen waxaana jirta cabsi ah in alshabaab ay gudaha magaaladaasi u galaan saacadaha soo socda.
Haddii Alshabaab ay qabsadaan Bacaadwayn saldhigyo ciidana ay ka sameystaan waxaa halis amni ku jirta isku socodka magaalooyinka Hobyo Gaalkacyo, iyo Cadaado.

1 