Madaxweynihii Chad Idriss Deby, ayaa goordhaweyd  u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray dagaal ka dhacay dalkaasi.

0
Tuesday April 20, 2021 - 14:39:52 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Chad Idriss Deby, ayaa goordhaweyd  u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray dagaal ka dhacay dalkaasi.

    Madaxweynihii dalka Chad Idriss Deby ayaa la dilay isaga oo ku jira furinta hore ee dagaal ay dowladda kula jirto kooxaha mucaaradka, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii dalka Chad Idriss Deby ayaa la dilay isaga oo ku jira furinta hore ee dagaal ay dowladda kula jirto kooxaha mucaaradka, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada Madaxweyne Idriss Deby ayaa Isniintii tagtay un markii lixaad ku guuleystay doorashada madaxweynaha ee dalkaas ka dhacday, taasi oo ay mas’uuliyiinta ay sheegeen inuu helay 79% codadka. 

Ciidamada dowladda ayaa sheegay in Deby lagu dilay dagaal ka socda waqooyiga dalkaas.

Madaxweyne Deby ayaa ahaa 68 jir, wuxuuna dalka Chad hoggaaminayey tan iyo 1990-kii. 
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...