Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hortimid Go,aan Golaha Amniga iyo Nabada ee Midowga Afrika

0
Saturday April 24, 2021 - 17:09:40 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 911
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hortimid Go,aan Golaha Amniga iyo Nabada ee Midowga Afrika

    Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan ku laaban doonin wada hadaladii Teendhada Afisiyooni, taas oo ay Beesha caalamka iyo Midowga Afrika sheegeen in ay tahay Wadada kaliya ee lagu gaari karo doorasho heshiis lagu yahay in Teendhada la tago xa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan ku laaban doonin wada hadaladii Teendhada Afisiyooni, taas oo ay Beesha caalamka iyo Midowga Afrika sheegeen in ay tahay Wadada kaliya ee lagu gaari karo doorasho heshiis lagu yahay in Teendhada la tago xal laga gaaro heshiiskii 17ka September.
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay soo dhaweynayso baaqyada saaxiibadeeda caalamka, balse baaqa in lagu laabto shirkii Teendhada ay go'aan ka gaadhayaan Baarlamaanka Soomaaliya oo hore sharci uga soo saaray arrimaha doorashada.

Wuxuu sheegay wasiirku in uusan jirin Urur Caalami ah oo Cambaarayn kara qaraarkii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya balse ay soo dhaweynayaa Ergayga uu midowga Afrika usoo dirayo Soomaaliya
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...