DegDeg: Villa Somalia oo 5 Million oo dollar kala baxday Bank dhexe ee Soomaaliya.

0
Saturday April 24, 2021 - 18:35:00 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DegDeg: Villa Somalia oo 5 Million oo dollar kala baxday Bank dhexe ee Soomaaliya.

    Lacagta caddadeedu intaas la egtahay ee laga la baxay Bangiga dhexe ee Soomaaliya waxaa la geeyey Villa Somalia, ilo wareedyo katirsan Banka ayaa Waaga Cusub usheegay in lacagtaas loo isticmaalayo qarash gareynta odoyaal Mucaaradka caaya, burburinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Lacagta caddadeedu intaas la egtahay ee laga la baxay Bangiga dhexe ee Soomaaliya waxaa la geeyey Villa Somalia, ilo wareedyo katirsan Banka ayaa Waaga Cusub usheegay in lacagtaas loo isticmaalayo qarash gareynta odoyaal Mucaaradka caaya, burburinta loo ooman yahay ee maamul goboleedyadda qaar lala doonayo iyo arrimo kale oo ku saabsan rabitaanka Farmaajo.
Qorshahan oo udub dhiggiisu yahay si xun u xooleysi ayaa amarka lacagtaas lagu soo bixiyey waxa uu kasoo maaxday Farmaajo oo aan heysan sharciyadda rasmi ah oo uu Madaxweyne ku yahay.

In Shan Million oo dollar loola baxo si sharci darro ah ayaa qalqal hor leh kasii abuuri karta bulshadda dhexdeeda oo lacagtaas loo adeegsan karo iska hor keen umadeed.



Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...