Ciidanka Melleteriga oo ka gadoodsan kaligii taliye Farmaajo ayaa qabsaday inta badan degmooyinka Muqdisho

0
Sunday April 25, 2021 - 11:40:18 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1347
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Melleteriga oo ka gadoodsan kaligii taliye Farmaajo ayaa qabsaday inta badan degmooyinka Muqdisho

    Waagacusub.com - Ciidankii horay ugu sugnaa sarta Xaashi wehliye ee dabaqaas fariisinka u ahaa ayaa Ciidankii Boliiska degmadda Yaaqshiid ku amray iney isaga tagaan si nabadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Ciidankii horay ugu sugnaa sarta Xaashi wehliye ee dabaqaas fariisinka u ahaa ayaa Ciidankii Boliiska degmadda Yaaqshiid ku amray iney isaga tagaan si nabadda.
Dibadbaxayaal careeysan ayaa Fagax ku gubay sawiradda Madaxweynahii hore Maxamed Farmaajo iyadoo xaaladda Muqdisho cirka isku shareertay.

Sawiradaan waa meel aan ka fogeyn fagax gaadiidka ayaa isaga soo noqonaya ciidankaan looma dhawaan 
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...