[Daawo] Ciidanka Gorgor iyo Haramcad oo ku jabay weerar ay la beegsadeen Guriga Madaxweyne Xasan Sheekh ee Miranaayo iyo muuqaaladii u dambeeyay

0
Sunday April 25, 2021 - 17:49:38 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1962
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Daawo] Ciidanka Gorgor iyo Haramcad oo ku jabay weerar ay la beegsadeen Guriga Madaxweyne Xasan Sheekh ee Miranaayo iyo muuqaaladii u dambeeyay

    Waagacusub.com - Xasan Shiiq Maxamuud Madaxweynihii hore ee Somalia ayaa Sheegay in Ciidan uu Farmaajo u diray weerar ku qaadeen gurigiisa si loo dilo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Xasan Shiiq Maxamuud Madaxweynihii hore ee Somalia ayaa Sheegay in Ciidan uu Farmaajo u diray weerar ku qaadeen gurigiisa si loo dilo.
Waxa nasiib darro weyn ah in ciidan ka amar qaata madaxweynihii hore ay weerar ku soo qaadaan hoygeyga. Waxaan horay ugu digay kuna celinayaa khattarta ay leedahay siyaasadeynta ammaanka. Mas'uuliyadda dhibaatada ka dhalata arrinkan waxaa qaadaya Farmaajo

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...