Ciidanka Farmaajo oo weeraray guriga Musharax Cabdiraxman Cabdishakuur laakiin jab ka raacay ?

0
Sunday April 25, 2021 - 19:19:15 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1511
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Farmaajo oo weeraray guriga Musharax Cabdiraxman Cabdishakuur laakiin jab ka raacay ?

    Waagacusub.com - Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in ay weerar ku soo qaadeen ciidama ka amar qaata Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in ay weerar ku soo qaadeen ciidama ka amar qaata Farmaajo.

Qoraal uu soo dhigay Facebook-ga ayuu ku sheegay in mas’uuliyadda dhibka dhasha uu qaadan doonno madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

"Ciidanka Farmaajo ayaa weerar ku soo qaaday hoyga aan ka deganahay Magaalada Muqdisho. Waxaan horay uga dignay in ciidanka loo adeegsado siyaasada. Waxaa ila jooga xildhibaano iyo siyaasiyiin iigu yimid afur iyo wadatashi. Wixii dhib ah ee ka yimaada weerarka waxaa qaadaya Maxamad Farmaajo.”


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...