Sargaal Boolis ah oo Ku biiray Ciidamada Mucaaradka ee Dagaalka kula Jira Farmaajo

0
Monday April 26, 2021 - 17:08:56 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1176
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sargaal Boolis ah oo Ku biiray Ciidamada Mucaaradka ee Dagaalka kula Jira Farmaajo

    Taliyihii ciidanka booliiska ee Saldhigga degmada Shibis, Farxaan Axmed Xasan "Jaraaye" oo wata gaari Cabdi bile ah ayaa ku biiray ciidanka ku sugan aagga Mirinaayo ee ka soo horjeeda muddo korarsiga Madaxweyne Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyihii ciidanka booliiska ee Saldhigga degmada Shibis, Farxaan Axmed Xasan "Jaraaye" oo wata gaari Cabdi bile ah ayaa ku biiray ciidanka ku sugan aagga Mirinaayo ee ka soo horjeeda muddo korarsiga Madaxweyne Farmaajo.
Taliye Farxaan waxaa la socda ciidamo ka tirsanaa booliiska Soomaaliya oo taliye u ahaa. Jaraaye ayaa kamid ahaa taliyaashii la magacaabay markii xilka laga qaaday Saadaq Joon, inkastoo ka hor uu taliye ku xigeen ka ahaa Yaaqshiid.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...