Farmaajo waxa uu waajahayaa gadood ciidan oo aad u xooggan!

0
Monday April 26, 2021 - 18:47:50 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1594
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo waxa uu waajahayaa gadood ciidan oo aad u xooggan!

    Taliyaha degmada Yaaqshiid Faarax Caddaani ayey xogaha Waaga Cusu Soo gaaraya sheegayaan in uu ku biiray aagga mirinaayadda oo ay ku sugan yihiin Ciidamo Millateri ah oo kasoo horjeeda muddo korarsiga Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha degmada Yaaqshiid Faarax Caddaani ayey xogaha Waaga Cusu Soo gaaraya sheegayaan in uu ku biiray aagga mirinaayadda oo ay ku sugan yihiin Ciidamo Millateri ah oo kasoo horjeeda muddo korarsiga Farmaajo.
Saacad kahor ayey ahayd markii Taliyaha degmada Shibis uu ku biiray ciidankaas, iyadoo ay weli xogaha sheegayaan in Taliyayaal fara badan oo ka tirsan Talisyada degmooyinka Gobolka Banaadir la qorsheynayo in ay kasoo baxaan dhanka dowladda.

Ilaa iyo maanta waxaa muqdisho isaga ambabaxay Wasiiro, La taliyayaasha Farmaajo iyo Saraakiil Ciidan oo muhiim uu u arkayay Farmaajo in ay muddo korarsiga la dhaqan gelin karaan.


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...