Farmaajo oo Ciidanka Haramcad ka Daabulay Dhuusamareb si uu ugu Weerar Musharaxiinta Somalia

1
Tuesday April 27, 2021 - 10:24:40 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 551
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo oo Ciidanka Haramcad ka Daabulay Dhuusamareb si uu ugu Weerar Musharaxiinta Somalia

    Ciidamo Fara badan ayaa laga qaaday Magaalada Dhusamareb waxaana loo raray Magaalada Muqdisho Ciidamadaan ayaana ah Ciidamada Haramcad ee Dhusamareb ku sugnaa Diyaarado Gaara ayaa Saaka Subaxnimadii hore Daadgureeyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo Fara badan ayaa laga qaaday Magaalada Dhusamareb waxaana loo raray Magaalada Muqdisho Ciidamadaan ayaana ah Ciidamada Haramcad ee Dhusamareb ku sugnaa Diyaarado Gaara ayaa Saaka Subaxnimadii hore Daadgureeyey.
Wararka aan helayno ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamadaan lagu xoojinayo kuwa Farmaajo kula dagaalamayo Mucaaradka sida ay inoo xaqiijiyeen ilo Xog ogaal ah Ciidamadaan ayaa Toos u gali doona Goobaha Dagaalka Muqdisho. 

Dhinaca kale waxaa laga yaabaa in Ciidamo kale laga qaado Magaalooyinka Dhusamareb, Baladwayne, Jowhar iyo Baydhabo.


Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...