Shacabaka Kunool Muqdisho oo Bilaabay iney ka barakacaan Xaafadihii ay Daganaayeen Cabsi ay ka qabaan in Markale Dagaal Dhaco

1
Tuesday April 27, 2021 - 10:40:20 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabaka Kunool Muqdisho oo Bilaabay iney ka barakacaan Xaafadihii ay Daganaayeen Cabsi ay ka qabaan in Markale Dagaal Dhaco

    Xaaladda Muqdisho qeybo kamid ah ayaa sidan looga qaxayaa, majiraan warcad oo ka yimi dhinacyada dagaalamay Axadii, Ifafaalaha colaadeed ayaa sii kordhaya. Shacabkuna waxay dareemayaan maalmo xanuun badan oo Barakac ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaaladda Muqdisho qeybo kamid ah ayaa sidan looga qaxayaa, majiraan warcad oo ka yimi dhinacyada dagaalamay Axadii, Ifafaalaha colaadeed ayaa sii kordhaya. Shacabkuna waxay dareemayaan maalmo xanuun badan oo Barakac ah.
Ka sokow in Raysalwasaare Rooble sheegay in ay Shir deg deg ah qabanayaan, kana shaqeynayaan nabadda, haddana ma muuqato meel baaqaas ka hirgalay.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...