Ciidamo ka amar qaata Farmaajo oo Weeraray mid kamid ah Idaacadaha Muqdisho ku yaala
Maamulka Idaacadda Mustaqbal ayaa sheegay in burburin loo geystay agabkii yaalay idaacadda, qalab kalena laga qaatay, kaddib markii Ciidamada dowladda ay xoog ku galeen xarunta idaacadda
Agaasimaha Idaacadda Axmed Ciise Guutaale ayaa sheegay in shaqaalaha idaacada jirdil loo geystay, walina Xarunta bannaankeeda ku sugan yihiin Ciidamada.
Leave a comment
Waagacusub TV
Loading...