DegDeg: Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho oo qarka u saaran in uu gubto iyo shirkadaha diyaaradaha oo kala cararay diyaaradahooda.

1
Tuesday April 27, 2021 - 11:35:57 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    DegDeg: Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho oo qarka u saaran in uu gubto iyo shirkadaha diyaaradaha oo kala cararay diyaaradahooda.

    Ciidanka diiddan Muddo kororsiga Farmaajo sameystay ayaa qoryahaya waaweyn ee soo riddi kara diyaaradaha ku aadiyey garoonka diyaaradaha iyo Hawada ku teedsan taasoo cabsi ku abuurtay shirkadaha diyaaradaha oo Ciidamo Farmaajo garab siinaya kasoo qa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka diiddan Muddo kororsiga Farmaajo sameystay ayaa qoryahaya waaweyn ee soo riddi kara diyaaradaha ku aadiyey garoonka diyaaradaha iyo Hawada ku teedsan taasoo cabsi ku abuurtay shirkadaha diyaaradaha oo Ciidamo Farmaajo garab siinaya kasoo qaadi lahaa goboladda Dalka.
Saraakiisha Ciidankaas wadata oo qaar kamid ah Iyaga Waaga Cusub Lahadlay ayaa sheegay in diyaar ay u yihiin iney soo ridaan diyaaradaha shirkadaha gudaha ay leeyihiin ee lagu soo daabulayo Ciidanka taabacsan Farmaajo ee Xamar loo keenayo si ay u dagaalamaan.

Xaaladda garoonka ayaa hada ah mid walaac xooggani ka jiro.

.
Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...