
[Topnews:-] Farmaajo oo baarlamaanka weydiistay iney Raisulwasare Rooble ku sameeyaan xilka qaadis Sabtiga ?
Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ayaa qorsheeynaya iney sabtiga xilka qaadis sharci daro ah ku sameeyaan Ra’isulwasare Rooble iyagoo diyaariyay siyaasi caana oo beesha Sacad Habargidir u dhashay kaas oo ay doonayaan iney si sharcidaraa ugu yeeraan Ra’isulwasaaraha cusub.
Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ayaa todobaadkaan u guuraya Baydhabo halkaas oo ay uga dhawaaqi doonaan iney Caasimadda KMG tahay Baydhabo maadama ay halkaas ku ilaalin doonaan Ciidan Ethiopian ah.
Sikastaba ha ahaatee , beesha Caalamka, maamul goboleedyadda, Midowga Musharaxiinta iyo ganacsatadda gobolka Banaadir ayaa si buuxda u taageeray go’aanka uu qaatay Ra’isulwasare Rooble, waxaana la hubaa inuu Farmaajo ku jibi doono go’aankiisa cusub ee qar iska tuurnimadda lagu sifeeyay.
By Dahir Alasow
[Topnews:-] Farmaajo oo baarlamaanka weydiistay iney Raisulwasare Rooble ku sameeyaan xilka qaadis Sabtiga ?
Waagacusub.com - Madaxweynahii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Gudoonka baarlamaanka waqtigiisa dhamaaday weeydiistay in Ra'isulwasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble lagu eedeeyo inuu ku kacay "Go'aan Qaran dumis" ka