CIidamada Danab ee Xogga Dalka Somalia oo Sheegay iney ka hortageen Gaari Siday Qarax

0
Friday April 30, 2021 - 12:46:03 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1037
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CIidamada Danab ee Xogga Dalka Somalia oo Sheegay iney ka hortageen Gaari Siday Qarax

    Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeellada hoose ku gubay Gaari Qarax siday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeellada hoose ku gubay Gaari Qarax siday. Taliska ayaa sheegay in gaari ay lahaayeen Al-Shabaab oo la doonayay in lagu dhibaato Shacabka Soomaaliyeed.

Howlgalka oo dhacay saaka Barqadii ayaa waxaa ujeedkiisu ahaa in lagu bur buriyo Fariisimo ay lahaayeen Ururka Al-Shabaab.

Saraakiisha howlgal hogaamineysa ayaa u sheegay Warbaahinta  in howlgalka qorshihiisu ahaa in laga hortago isku dayga Al-Shabaab oo gaari Saruf ah ku soo rarary qarax isla markaana doonayay in ay soo galiyaan magaalada Muqdisho si dad shacabka ah ee Sooman ay ku dhibaateeyaan.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...