Xukuumadda Oo Guddi U Magacawday Khalalaasihii ka dhacay Muqdisho

0
Tuesday May 04, 2021 - 14:42:42 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 363
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Oo Guddi U Magacawday Khalalaasihii ka dhacay Muqdisho

    Ra'iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka socda Xukuumadda iyo Xubnaha Mucaaradka u saartay khalalaasihii iyo shaqaaqooyinkii ciidamada dowladda iyo kuwa mucaaradka Muqdisho ku dhex maray .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka socda Xukuumadda iyo Xubnaha Mucaaradka u saartay khalalaasihii iyo shaqaaqooyinkii ciidamada dowladda iyo kuwa mucaaradka Muqdisho ku dhex maray .  Rooble ayaa guddigan oo ka koobaan illa iyo 11 xubnood ayaa ka shaqeyn doona sidoo kale sidiiciidamada ka gadooday mudda kordhinta dib loogu celin lahaa Xeryaha ciidamada.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...