Rag loo heysto dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan oo la xukumay

0
Tuesday May 18, 2021 - 10:53:19 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1707
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rag loo heysto dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan oo la xukumay

    Taliyihii hore ee Saldhiga Booliska degmada Howl-wadaag Shuceyb Cabdi Maxamed oo lagu xukumay 5 Sano oo Xabsi Ciidan ah, sababo la xiriira in uu ka gaabiyay howlihii loo igmaday & baxsadka mid kamid ah ilaaladiisa, Dable Boolis Bishaar Axmed Cabd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyihii hore ee Saldhiga Booliska degmada Howl-wadaag Shuceyb Cabdi Maxamed oo lagu xukumay 5 Sano oo Xabsi Ciidan ah, sababo la xiriira in uu ka gaabiyay howlihii loo igmaday & baxsadka mid kamid ah ilaaladiisa, Dable Boolis Bishaar Axmed Cabdi oo 5 Sano lagu xukumay, halka min laba sano oo xabsi ah lagu xukumay, Jamaal Isxaaq Cali , Dhiblaawe Ibrahim Yuusuf, Faarax Sabriye Afrax, Kulmiye Kaariye Cali.
Sidoo kale Maxkamadda Ciidamada ayaa dhamaan xukunsanayaasha waxaa ay saartay bixinta Magta oo ah diyo adag iyo sidoo kale magdhow siinta Ibraahim Abuukar  Cismaan & liibaan Xasan liiban oo shilkaasi uu dhaawac kasoo gaaray.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...