Dagaal culus oo ku fiday xaafado kamid ah Jowhar

0
Wednesday May 19, 2021 - 11:26:04 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal culus oo ku fiday xaafado kamid ah Jowhar

    Waagacusub.com - Dagaalka ayaa u dhaxeeyo ciidanka dowladda ee taageera maamulka HirShabeelle iyo maleeshiyaad Macawuusleey ah oo todobaad ka hor taliyahooda la xiray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Dagaalka ayaa u dhaxeeyo ciidanka dowladda ee taageera maamulka HirShabeelle iyo maleeshiyaad Macawuusleey ah oo todobaad ka hor taliyahooda la xiray.
Ilo wareedyo ku sugan Jowhar ayaa ii sheegay in xarigga taliyaha macwuusleyda uu amray Cali Guudlaawe kadib isbaaro ay kooxda macawuuslyda dhigteen oo saameysay kuwa kale oo lacag ka qaato maamulka.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...