[Waalidiin] Banaanbax ka dhigey magaalada Muqdisho

0
Thursday June 10, 2021 - 13:43:56 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Waalidiin] Banaanbax ka dhigey magaalada Muqdisho

    Moqdisho (Waagacusub ) Qaar ka mid ah waalidiinta carruurtooda tababarka loogu direy dalka Eritrea ayaa saaka ka dhigay banaanbax ay ku dalbanayaan in carruurtooda dib loogu soo celiyo dalkooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moqdisho (Waagacusub ) Qaar ka mid ah waalidiinta carruurtooda tababarka loogu direy dalka Eritrea ayaa saaka ka dhigay banaanbax ay ku dalbanayaan in carruurtooda dib loogu soo celiyo dalkooda. Waalidiintan oo watay boorar ay ku qoran yihiin halku dhegyo ay ku dalbanayaan in ilmahooda dowlada meel ugu sheegto amaba ay dalka ku soo celiso.

Loading...

dhalinyaro ah oo midna uu aabbe u yahay midna uu adeer u yahay ay kamaqan yihiin markii horena loo sheegay in dalka Qadar la geynayo balse la geeyay dalka Eritrea illaa iyo hadda uusan ka warqabin inay nool yihiin iyo inkale.

Dhawaan ayaa waxaa warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay lagu sheegay in ay ogaatay in ciidamo Soomaali ah oo tababar u joogay dalka Eritrea ay ka dagaalameen gobolka Tigrey ee dalka Itoobiya.


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...