[Maamulada] Hirshabelle iyo Koofurgalbeed oo soo buuxiyay xubnihii Guddiga Doorashada ee la bedelay

0
Friday June 11, 2021 - 01:18:07 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Maamulada] Hirshabelle iyo Koofurgalbeed oo soo buuxiyay xubnihii Guddiga Doorashada ee la bedelay

    Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa soo bedelay xubnihii la soo eedeeyay ee ku jiray Guddigii doorashada ee lagu muransanaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa soo bedelay xubnihii la soo eedeeyay ee ku jiray Guddigii doorashada ee lagu muransanaa.

Maamulka Hirshabelle ayaa afar xubnood ku soo bedelay xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddiyada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xalinta Khilaafaadka.

Sidoo kale Maamulka Koofur Galbeed ayaa labo xubnood soo bedelay oo kala ah Heer Dowlad Goboleed iyo Heer Federaal.

Halkan hoose ka aqriso qoraal ka soo baxay labada dowlad goboleed;

maamulada hirshabelle iyo koofurgalbeed oo soo buuxiyay xubnihii guddiga doorashada ee la bedelay

Loading...
Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

Waagacusub TV
Loading...