Dilal Is Xig Xiga oo ka Dhacay Duleedka Matabaan.

0
Saturday June 12, 2021 - 12:23:03 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1948
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dilal Is Xig Xiga oo ka Dhacay Duleedka Matabaan.

    Malayshiyaad Deegaan ahaan kasoo jeeda Beledweyne ayaa nin xoolo dhaqataa ku dilay Duleedka Matabaan kaasi oo kasoo jeeda Isla Degmada Matabaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Malayshiyaad Deegaan ahaan kasoo jeeda Beledweyne ayaa nin xoolo dhaqataa ku dilay Duleedka Matabaan kaasi oo kasoo jeeda Isla Degmada Matabaan.
Waxaa xigay Saacado ka dib in malayshiyaad kasoo jeeda Matabaan ay jidka u galeen ragii dilka geystay ayna ka dileen hal nin iyagoo mid kale ka dhaawacay.

Dilalkaan qorshaysan ayaa kusoo aadaya iyadoo Degmada Matabaan ay taalo gogal lagu heshiisiinayo beelaha kasoo kala jeeda Matabaan iyo Beledweyne ee dirirta Sokeeye dhex taalo

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...