Midowga Musharixiinta oo kasoo horjeestay Guddiga Ciidamada ku maqan Eritrea

1
Monday June 14, 2021 - 13:24:01 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1580
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Musharixiinta oo kasoo horjeestay Guddiga Ciidamada ku maqan Eritrea

    Midowga murashaxiina ayaa maanta soo saarey bayaan ay kusoo dhaweeyeen guddiga uu u magacaabay ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ee baaraya xaaladda ay kusugan yihiin ciidamada ku maqan Eritrea. Qoraal kasoo baxay Midowga M

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Midowga murashaxiina ayaa maanta soo saarey bayaan ay kusoo dhaweeyeen guddiga uu u magacaabay ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ee baaraya xaaladda ay kusugan yihiin ciidamada ku maqan Eritrea. Qoraal kasoo baxay Midowga Musharixiinta oo ku qoran luuqada Ingilish-ka ayaa sidoo kale waxaa lagu saluugay xubno kamid ah guddiga, oo ay ku eedeeyeen iney iyaga yihiin kuwo loo heysto eedda, oo ah dhibaatada soo wajahday ciidamada Soomaaliyeed ee kusugan dalka Eritrea.
Golaha ayaa ka dalbadey ra’iisal wasaaraha inuu dib u magacaabo guddi lagu kalsoonaan karo oo dhexdhexaad ah, oo aan ka tirsaneyn dowladda sida ururada bulshada rayidka.

Waxey ugga digeen goluhu dowladda in shacabka aaney jah wareerin , iyagoo ku booriyey in waajibaadka loo igmadey ay si wanaagsan oo hufan u gudato.

Warkan kasoo baxay Midowga murashaxiina ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan Ra’iisul Wasaare Rooble uu Magacaabay Guddi soo baara cabashada Waalidiinta Carruurtooda uga maqan tahay dalka Ereteriya, isla markaana Guddigaas ay Shaqadooda bilaabayan.
Loading...


Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...