Generaal Saadaq Joon oo Dhuusamareb Gaaray

0
Monday June 14, 2021 - 18:07:30 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2035
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Generaal Saadaq Joon oo Dhuusamareb Gaaray

    General Saaqad Joon ayaa Goor dhow gaaray Magaalada Dhusamareb waxa uuna ka dagay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareb isagoo wata Gaadiid Dagaal iyo Ciidan ilaalo u ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

General Saaqad Joon ayaa Goor dhow gaaray Magaalada Dhusamareb waxa uuna ka dagay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareb isagoo wata Gaadiid Dagaal iyo Ciidan ilaalo u ah.
Wali si Rasmi ah looma oga imaashihiisa uu ku tagay Dhusamareb balse waxaa xusid mudan inuu Dagaal la galay Dowlada Soomaaliya. 

Warar la isla dhexmarayo ayaa tibaaxaya inuu Saamayn xoogan ku yeelan doono Doorashada ka dhici doonta Galmudug ee lagu soo xulayo Xildhibaanada Labada Aqal ee Soomaaliya. 

Sarkaalkan si wayn uga soo horjeeda Madaxwaynaha Waqtigiisu dhamaaday Farmaajo saamayn Xoogan ku leh dhanka Ciidamada iyo Siyaasada Dalka ayaa Wata Ciidamo Badan oo ilaalinaya 

Loading...


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...