QoorQoor oo la kulmay wakiillo ka socday Beesha Caalamka.

0
Wednesday June 16, 2021 - 13:34:04 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1704
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QoorQoor oo la kulmay wakiillo ka socday Beesha Caalamka.

    QoorQoor ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Ergayga gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada midoobay ee arrimaha Soomaaliya Ambs James Swan, oo ay wehlinayeen xubno ka tirsan wakiilada beesha caalamka sida; wakiilka Midawga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

QoorQoor ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Ergayga gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada midoobay ee arrimaha Soomaaliya Ambs James Swan, oo ay wehlinayeen xubno ka tirsan wakiilada beesha caalamka sida; wakiilka Midawga Afrika, iyo wakiillo ka socday EU iyo IGAD.
kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta arrimaha amniga, doorashooyinka, bini aadanimada iyo xaalada guud ee Galmudug iyo Soomaaliya. 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...