[Madaxweynaha] Galmudug oo soo gudbiyay liiska xubnaha guddiyada doorashada ee laga sugaayay

0
Thursday June 17, 2021 - 14:08:54 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1939
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Madaxweynaha] Galmudug oo soo gudbiyay liiska xubnaha guddiyada doorashada ee laga sugaayay

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo gudbiyay liiska xubnaha guddiyada doorashada heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed ee laga sugaayay inuu soo gudbiyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo gudbiyay liiska xubnaha guddiyada doorashada heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed ee laga sugaayay inuu soo gudbiyo.
Xubnaha uu soo gudbiyay madaxweyne Qoorqoor ayaa isugu jira sadex xubnoid oo ah guddiyada heer dowlad goboleed iyo heer Fedaraal iyo xubin ka mid ah xalinta Khilaafaadka.

1- Yaxye Cisman Geedi
2- Mahad Cabdullaahi Maxamud
3-Xaawo Aadan Yare Culusow
4- Ayaan Cabdiraxmaan Maxamud.

Magacaabista xubnahan ayaa imaaneysa xili shalay uu Xafiiska Raysal wasaaraha Soomaaliya ka dalbaday madaxweynaha Galmudug inuu soo dedejiyo soo gudbinta liiska xubnaha guddiyada doorashada, iyadoo ugu dambeyna maanta uu soo gudbiyay madaxweyne Qoorqoor liiskii laga dalbay soo gudbintiisa.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...