[Nin Asalkiisu] yahay Soomaali oo ku diley saddex ruux dalka Jarmalka

0
Saturday June 26, 2021 - 09:32:43 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2076
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Nin Asalkiisu] yahay Soomaali oo ku diley saddex ruux dalka Jarmalka

    Saddex ruux ayaa ku dhimatay dhowr kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii nin ku hubeysan Mindi uu ku weeraray magaalada Würzburg ee dalka Jarmalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saddex ruux ayaa ku dhimatay dhowr kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii nin ku hubeysan Mindi uu ku weeraray magaalada Würzburg ee dalka Jarmalka.

Muuqaallo la soo dhigay baraha ay bulshadu ku wada xiriirto ayaa waxa ay muujinayaan nin tooray wayn wata oo ay ka hortageen oo ay iska caabiyeen dad wadada marayay.

Qofka laga shakisan yahay oo ah Soomaali 24-jir ah ayaa Boolisku dhaawaceen kahor inta aan la xirin.

Wasiirka arrimaha gudaha ee Bavaria, Joachim Herrmann ayaa waxa uu weriyayaasha u sheegay in shan ka mid ah dadka dhaawacmay ay xaaladoodu liidato oo aanan la hubin inay badbaadi doonaan.

Qofka laga shakisan yahay inuu dilka geystey ayaa waxaa su’aalo lagu waydiinayaa isbitaal maxalli ah iyadoo sidoo kale Boolisku ay baarayaan gurigiisa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...