
KENYA oo ku dhowaaqday inay dib u fureyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya
sheegay in guddiga amniga qaranka Kenya
ay go’aan ku gaareen in dib loo furo
xuduudka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya si loo fududeeyo safafarka Caasimadaha labafa dal ee Muqdisho iyo Nairobi.
Mar uu ka hadlayay guddoomiyaha munaasabadda furitaanka degmada Cusub ee Cali Duqur wuxuu sheegay in Mandheera ay noqon doonto meesha ugu horreeysa ee laga furo xuduudka ay wadaagaan labada dal ee Soomaaliya igo Kwnya si dadka Soomaaliyeed ee xuduudka ku sugan ay u helaan adeegyada muhiimka ah.
"Dhawaan waxaa noo qorsheysan inaan in furno Mandheera, Libooyo ayaan ku
xijin doonaa, ka dibna Kiyuumi saddex
barood ayay noqon doona goobaha
xuduudka ah ee laga soo galayo
Kenya,” ayuu yiri gudoomiyaha gobolka Waqooyi Bari.
Sidoo kale wuxuu hadalkiisa uu intaasi ku daray in qiimeyn lagu sameeyn doono si looga fiirsado degaannada weli xiran si looga feejignaado weerarada ay Al-Shabaab ka geystaan Gobolka oo ah kiwa kordhay.
Soomaaliya gaar ahaan degaannada Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa waxaa ku sugan Ciidamo farabadan oo katirsan kuwa Kenya, kuwaas oo ku howlgalla Magaca AMISOM, balse weli degaannada Gobolka Waqooyi Bari ay ka dhacayaan weeraro ay fulinayaan Ururka Al-Shabaab.
KENYA oo ku dhowaaqday inay dib u fureyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya
Waagacusub.com - Dowlada Kenya ayaa sheegtay in ay si rasmi ah u furi doonto xudduudka ay la wadaagto Soomaaliya, xilli ay saraakiisha waddankaasi cabsi ka muujiyeen in Al-Shabaab ay badeecado shar-cidarro ah dalkaasi soo galiyaan oo ay ka helaan dha