[Topnews] Wasiirka gaashaandhigga oo Baydhabo lagu xiray iyo abaabul dagaal oo socda!

0
Friday February 04, 2022 - 23:13:35 in Wararka by Sahal Muqdisho
  • Visits: 2013
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Wasiirka gaashaandhigga oo Baydhabo lagu xiray iyo abaabul dagaal oo socda!

    Waagacusub.com : Wasiirkii hore gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid C/llaahi Maxamed oo lagu xiray Magaalada Baydhabo, ayaa caawa la sii daayay, kadib markii Beesha uu ka dhashay ee Laysan oo kamid ah Beelaha ugu awooda badan Koonfur galbeed hub c

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com : Wasiirkii hore gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid C/llaahi Maxamed oo lagu xiray Magaalada Baydhabo, ayaa caawa la sii daayay, kadib markii Beesha uu ka dhashay ee Laysan oo kamid ah Beelaha ugu awooda badan Koonfur galbeed hub culus la soo baxday, taaso qal qal amni uu ka dhashay.

Waxaa uu lafta gareen horay  u afuubtay Sheekh Muqtaar Roobow, oo  wasiirka caawa la xiray isku hayb ka soo wada jeedan. ila iyo haatana u xiran yahay. Wasiirka ayaa hada la dajiyay Hotelka Horyaal ee Magaalada Baydhabo kadib markii xabsiga laga soo daayay.

Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen, oo si qasab ah Farmaajo uu Baydhabo ku geeyay kadibna, dhiig badan uu ka daatay, ayaa si gaara u beegsanaya Beelaha qaar.

By Nuur Ismaaciil Sheekh 
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...