[Topnews] Gacan yaraha Fahad Yaasin oo loo haysto tacddiyada Suxufiyiinta iyo xidhiidhka kala dhaxeeya Argagaxisada

0
Wednesday February 09, 2022 - 10:31:49 in Wararka by Sahal Muqdisho
  • Visits: 1867
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Gacan yaraha Fahad Yaasin oo loo haysto tacddiyada Suxufiyiinta iyo xidhiidhka kala dhaxeeya Argagaxisada

    Waagacusub.com - Taliyahii hore ee NISA Fahad Yaasin. gacan yarahiisa Abdinuur Maxamed oo ah Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada waxaa uu ku kamid yahay xubno dhowr ah oo loo haysto eedo culus, kuwaa oo xabsi dheer ku danbeyn doona.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Taliyahii hore ee NISA Fahad Yaasin. gacan yarahiisa Abdinuur Maxamed oo ah Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada waxaa uu ku kamid yahay xubno dhowr ah oo loo haysto eedo culus, kuwaa oo xabsi dheer ku danbeyn doona.

Waxaa uu laalushi jiray Warbaahinta iyo Suxufiyiinta si aan loo baahin wararka la xidiidha tacddiyada shacabka Siyaasiyiinta Xildhibaanada iyo mucaraadka Dowladda, halka kuwa iska diida, ay la kulmi jireen xarig cabsi galin iyo caburin. 

Abdinuur eedaymaha culus ee loo haysto waxaa kamid ah xidiidh wada shaqayn in uu la leeyahay  kooxaha Argagaxisada, isaga oo u adeegsaday cabsi galinta Suxufiyiinta dhowr ah. kuwaa oo dalka naftooda kala baxsaday markaay la kulmeen halis amni.

Loading...

Fahad Yaasin Xaaji Daahir oo ah taliyahii hore ee sirdoonka Soomaliya, oo in uu la shaqeeyo kooxaha Argagaxisada marar badan lagu eedeyay iyo gacan yarahiisa Abdinuur waxaa' ay ka soo wada jeedan Beesha Reer Aw-Xasan. 

By Nur Ismail Sheikh
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...