Fadeexadii ugu weyned ayaa ka dhalatay Naag uu qabo Farmaajo walaalkiis Xasan Farmaajo oo loo xoogay kursigii Bah Ogaadeen ee beesha Mareexaan

0
Tuesday February 15, 2022 - 09:23:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadeexadii ugu weyned ayaa ka dhalatay Naag uu qabo Farmaajo walaalkiis Xasan Farmaajo oo loo xoogay kursigii Bah Ogaadeen ee beesha Mareexaan

    Waagacusub.com - Waxey aheyd fadeexadii ugu weyned iyo tacadigii ugu xumaay markii gudaha hoolka doorashada Dhusamareeb lagu garaacay laba Naag oo watay Shahaadadii Musharaxnimada kursiga beeshooda Bah Ogaden , halka kursigii loo dhacay Naag uu qabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Waxey aheyd fadeexadii ugu weyned iyo tacadigii ugu xumaay markii gudaha hoolka doorashada Dhusamareeb lagu garaacay laba Naag oo watay Shahaadadii Musharaxnimada kursiga beeshooda Bah Ogaden , halka kursigii loo dhacay Naag uu qabo Farmaajo walaalkiis oo la yiraa Raysal Qorane. Hoolka doorashada banaankiisa waxaa ku ooynaayay Laba Naag oo watay shahaado Musharax . labada gabdhood waxey bixiyeen lacag dhan lix kun dollar oo is diiwaangelin ah.
It was the biggest scandal and the worst abuse when two women carrying their Bah Ogaden Community Candidate Certificate were beaten inside the Dhusamareb polling station, while the seat was looted by Farmajo's brother's wife Raysal Qorane.
Outside the polling station, two women carrying a candidate's certificate were crying. The two girls paid $ 6,000 in registration fees.
Waxey aheyd fadeexadii ugu weyned iyo tacadigii ugu xumaay markii gudaha hoolka doorashada Dhusamareeb lagu garaacay laba Naag oo watay Shahaadadii Musharaxnimada kursiga beeshooda Bah Ogaden , halka kursigii loo dhacay Naag uu qabo Farmaajo walaalkiis oo la yiraa Raysal Qorane.
Hoolka doorashada banaankiisa waxaa ku ooynaayay Laba Naag oo watay shahaado Musharax . labada gabdhood waxey bixiyeen lacag dhan lix kun dollar oo is diiwaangelin ah.

Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...