[Topnews] Kursi noqonaya kan ugu adag Hirshabeelle, iyo Wasiir kamida DFS oo ugu dhow!

0
Wednesday February 16, 2022 - 22:26:39 in Wararka by Sahal Muqdisho
  • Visits: 2130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Kursi noqonaya kan ugu adag Hirshabeelle, iyo Wasiir kamida DFS oo ugu dhow!

    Waagacusub.com:-Sannadkaan doorashada Xildhibaanada Federalka, waxaa ku soo baxaya kaliya qofka helaya garab awood muuqata.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com:-Sannadkaan doorashada Xildhibaanada Federalka, waxaa ku soo baxaya kaliya qofka helaya garab awood muuqata.

Kursiga golaha shacabka ee HOP#106 oo horay ugu astaysnaa  koonto dumar, kuna fadhiday "Xildhibaan Mina Xasan Shibis. Shantii sanno ee aynu soo dhaafnay" ayaa sanadkan loo badinayaa in laga dhigo mid furan oo rag iyo dumarba ku tartami karaan. Maadama Beesha iska leh kursiga ee Galmaax Wacbuudhan Abgaal, Dood xooggan ka keentay oo ay diidan yahiin in koonto dumar uu sii ahaado.

Loading...

Waxaa isku soo sharaxay kursigaas Xildhibaan ee uu tirsigiisu yahay HOP#106 musharaxiinta ugu badan, Hasa,yeesha Waxaa fursada ugu fiican haysta Maxamed Xaaji Ibraahim Cali oo ah Wasiiru dowlaha Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. oo la tilmaamay in uu garab ka haysto" Raysulwasaare Maxamed Xuseen Rooble,oo uu kamid yahay  Wasiirada sida weyn ugu dhow dhow. iyadoo la rumeysan yahay in uu garab ka heli doono Musharaxas.

Dhanka kale marka loo eego Wasiirka ayaa haysta ganacsatada dhaqanka iyo Aqoonyahanada .Beesha kursiga iska leh ee talada dhinac u ridi kara. Taaso keentay in loo arko Siyaasiga ugu dhow ee waqtigaan' qaadan kara kursigaasi yaalla Magaalada Jowhar ee Maamulka Hirshabele. Mudane Maxamed Xaaji .Shaqsiyan waa qof ku cusub saaxadda Siyaasada, Afgaaban taxadar badan,  

By Nuur Ismaaciil Sheekh


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...