Toogasho ka dhacday Mareykanka

0
Wednesday March 02, 2022 - 10:09:50 in Wararka by Sahal Muqdisho
  • Visits: 1824
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toogasho ka dhacday Mareykanka

    Waagacusub.com:- Waxaa Magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka dil toogasho ah loogu geystay qof la sheegay in uu guri jabsaday, kaddibna qofkii guriga lahaa uu toogtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com:- Waxaa Magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka dil toogasho ah loogu geystay qof la sheegay in uu guri jabsaday, kaddibna qofkii guriga lahaa uu toogtay.

Qofka toogashadda lagu dilay oo aanan weli la shaacinin magaciisa, da’adiisa iyo jinsiyadiisa ayaa la sheegay in uu guri jabsadday, kaddibna haweenaydii guriga lahayd oo qori haysatay, hubeysnaydna ay markii ay aragtay tuuga rabay in uu guriga xado u digtay rasaasna kor u riday dhowr jeer, balse markii dambe go’aansatay in ay toogato qofkii gurigeeda jabsaday.

Loading...

Dilkan iyo warbixinta la xiriirta ayaa ah mid cusub, weli ma jiro wax akhbaar dheerad ah oo la xiriira sida ay wax u dhaceen iyo xaqiiqda dhabta ah ee la xiriita qofka la dilay, iyada oo Booliska ay baaritaan hayaan.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...