Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku dhimatay bada Lesbos & Magacyada oo la shaaciyay

0
Saturday March 05, 2022 - 06:50:22 in Wararka by Sahal Muqdisho
  • Visits: 1879
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku dhimatay bada Lesbos & Magacyada oo la shaaciyay

    Waagacusub.com:- Dhalinyaradan oo la la'aa muddo 5 cisho ah ayaa geeridooda la ii xaqiijiyey ka dib markii  la sheegay in ay soo heleen ciidanka booliska dalka Giriiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com:- Dhalinyaradan oo la la'aa muddo 5 cisho ah ayaa geeridooda la ii xaqiijiyey ka dib markii  la sheegay in ay soo heleen ciidanka booliska dalka Giriiga.

Dhallinyaradan oo ka koobnaa 9 qof 5 ka mid ahna la hubo iney soomaali yihiin ayaa ku geeriyoodey dooni ku qaracantey bada Lesbos’ ee Giriig, dhalinyaradan ayaa ka baxay Magaalada Izmir ee Dalka Turkiga 28.2.2022.

Loading...

Dowladda Giriiga ayaa sheegtay in doonida ay quustay markii ay buux dhaaftay ka dib dabeylo xooggan oo badda ka jiray.

Shan kamid ah 9-ka dhalinyarada Soomaaliyeed ee la sheegay inay ku geeriyootay badda u dhexaysa Turkiga & Giriiga.

1- Maxamed Mustafe Xasan

2- Abdalle Mohamed Warsame

3- Ibrahin Axmed Bile

4- Asiya Ciise Aadan

5- Muna Awcabdi Ibrahim.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...